Waxaa heer Gabo Gabo ah soo Gaaray Cityaarihii xagaaga ee Sanad walba ay Qaban Qaabshaan Ururka Isboortiga ee SEUKI waxaana sanadkaan oo ay ka Qeyb Galeen Sadex iyo Toban koxood ay iminka Maryaan heer Gabo Gabo ah.
kooxaha ayaa ah kuwo ka kala yimid dalalka yurub iyo ayada oo sidoo kale ay yimadaan koox ka baxsan Mandiqada Qaarada Yurub waxaana u soo daawsho Taga sanad walba Boqolaal ruux ku waasi oo qaar ka kala yimaada dalal kala duwan
Ciyaarihii ugu danbeeyay ee dhacay shalay oo Khamiis ahayd ayaa ahaa kuwo kooxuhu ay mid walba u xusulduubeysay sidii ay ku badin lahayd.
Ciayaartoyda Kooxaha Qaran Stockholm iyo Hilltop UK ayaa ciyaar xiiso baddan ku dhax martay Goroonka Spånga waxaa 2-0 ku badiyay Ciyaartoydii Xidigaha Qaran ayagoo usoo gudbay Sami-final Kooxda xidigaha Qaran oo ka Midda kooxaha ugu cad-cad ee tartankaan 2012 ayaan wareysanay Gudoomiyaha kooxda Cabdi Axmed Xaaji Dhicis ayaa sheegay inuu aad ugu han weyn yahay ama uu rajeynaayo sanadkaan iney hantaan koobka





This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|







BBC 04:00 GMT 









































