GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka Madaxweynaha Maamulka Galmudug Col-Caalin oo Xanuun Wadnaha loo seexiyay Cisbitaal ku yaal Abu-Dabi

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Col-Caalin oo Xanuun Wadnaha loo seexiyay Cisbitaal ku yaal Abu-Dabi

Madaxweynaha maamulka Galmudug ee Soomaaliya Col. Maxamed Axmed Caalim ayaa warar soo baxa waxay sheegayaan inuu ku xanuunsanayo Cisbital ku yaala magaalada Abu-Dabi ee dalka Imaaraadka Carabta

War uu baahiyay Raadiyaha Kulmiye ee ku yaala Muqdisho ayaa lagu soo xigtay nin ka mid ah dadka ku dhaw dhaw madaxweyne Caalim oo magaciisa lagu sheegay Axmed Cawil, kaasi oo sheegay in Madaxweynaha Galmudug uu qabtay Xanuun dhanka Wadnaha ah Shalay Galab sidaasna loo geeyay Cisbitalka.
 
Col. Caalim oo aan wax badan laga ogaan illaa iyo haatan sida ay xaaladiisu tahay ayaa waxaa la sheegayaa inuu u tagay Imaaraadka Carabta si uu uga qayb-galo Shirka Arrimaha Burcad-Badeedda looga hadlayay ee Shalay halkaa lagu qabtay

Mahad Ali Geesguud News Muqdisho

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 


Newsflash