GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka TALYAANIGA OO SI XARAGO BADAN UGU AWOOD SHEEGTAY JARMALKA UNASOO GUDBAY FINALKA +SAWIRO

TALYAANIGA OO SI XARAGO BADAN UGU AWOOD SHEEGTAY JARMALKA UNASOO GUDBAY FINALKA +SAWIRO

Xulka dalka Talyaaniga ayaa Caawa Ciyaar Xiiso Baddan uu la lahaa Xulka dalka Jarmalka ugu awood sheegtay 2-1 Ciyaartaan oo aheyd ciyaar adag oo aad u xiiso baddan 

Labadaan kooxood ayaa ku loolamaayay midii u soo bixi laheyd finalka Ciyaaraha wadamada Yurub 2012  Dalka Jarmalka ayaa ahaa wadamadda ugu cad-cadaay ee loogu baqaayay koobkaan Balse Dalka Talyaaniga ayaa beeniyay oo ciyaar lamma filaan Caawa soo bandhigay Waxaa dalka Talyaaniga Ciyaarta Finalka Maalinta Axada ay la yeelan doontaa Dalka Spein


This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

 


Newsflash