GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka Tahniyad Qalanjabin

Tahniyad Qalanjabin

xaflad si aad ah oo loo soo agaasimay ayaa waxay ka dhacday  magaalada sweden gaar ahaan gobolka uppsala  xafladaas ayaa  loo sameyay gabadha magaceedu yahay  (suaad shik albana )


xaflada ayaa waxaa ka soo qayb galay  waaridkeeda iyo walaalaheed oo kala ah 

1)hooyo maryan ali adoow

2)eedo duniyo duaale 

3)adeer nuur shiikh 

4)omer mukhtaar osmaan (omer shine)

5)mohamed shiikh albaana 

6)abdi khaamil shiikh albaana 

7)liibaan xassan iyo qaasim sacid 

iyo dad kale oo aanan halkaan lagu soo koobi karin ona xusid mudan 

iyo canada  america iyo norway khadar nairbi italia moqdisho waxaana tahnayad qalan jabin ah ay u soo direen gabadhooda oo ku magac dheer suaad shiikh albaana 

waxaayna leeyihiin  ilaahay haka dhigo tii wadankeeda wax anfacda  amiin amiin amiin 

 

 


Newsflash