Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubba Raas State ayaa Magacaabay Wasiirka Ku Xigeenka Haweenka ee Maamulkiisa asaga oo u magacaabay Marwo Farxiyo C/laahi Cabdi oo ka Mid aheyd haweenka u soo halgamay kana Soo Jeedda Maamulka Jubba Raas State.
Mgacaabista uu Magacaabay Madaxweynaha Jubba Raas State Dr:Bashiir Muxumud Xaji Cismaan Wasiirka ku xigeenka Haweenka ee Maamulka Jubba Raas State ayaa ka dib War bĂxin Saxaafada loo aqriyaya waxaa lagu sheegay in Ay Wasiir ku xigeenta Cusub Tahay Qof Karti iyo Dadaal badan oo Xilka Culus ee loo magacaabay ka soo bixi karta.
Magacaabista Wasiir ku xigeenka Marwo Farxiyo C/laahi Cabdi ayaa waxaa ka horeeyay Dodobaadyadii lasoo dhaafay Magacaabistii Wasiirka Haweenka Jubooyinka Marwo Ayaan Xaaji Alifleey
Dadka deegeenka Jubooyinka ayaa si xoogan u soo dhaweeyay Magacaabista Haweenka uu Madaxweyne Bashiir Muxumad Xaaji uu Ku dhawaaqay
Haweenkan uu Magaacabay Madaxweyne Bashiir ayaa labaddaba ka soo jeedda Gobollada Jubooyinka Xaalada deegaankana si weyn ugu war Haaya.
Madaxweynaha ayaa hadaladiissa sii raaciyay in ay Maamukiisa ay ka Go.antahay iney wax ka qabtaan Xaaladaha adag ee Gobolada Koonfurta Soomaaliya
Muddane Bashiir ayaa Sidoo kale soo dhaweeyay kunna taageeray Qabsashadda Dowladda Federaalka Soomaliya ay qabsadeen Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeeladda Hoose
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|









BBC 04:00 GMT 










































MAXAMUUD XAAJI WAXAAN ILAHAY KAGA RAJENAYAA XILKA CUSLUS AAD QADAY ILAHAY HAKULA GARABGALO AMIN AAD AYAAN UGU FARXAY IN AY YELATO MAMUL GOBOLADA JUBOYINKA AAD AYAAN UGU FARXAY SABTOO AH HADDII AYSAN
JIRIN KALA DABEYN WAX NOLANAYA MAJIRAN ADDUUNKA AAN KU NOOL NAHAY WAXAA LAKULA JOGAA WAA KALA DABEYN IYO ISMAQAL JALLE MADAXWEYNE WAXAAN KUU SOO JEDINAYAA GULEYSO ILAHAY HAKULA JIRO AMIN WAXAAN CODKEYGA KA SOO DHIBANAYAA
U.S.A WABILAAHI TOOW