GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka Maamulka Ahlusuna Ee Magalada Dhusamareeb oo dadka shacabka ugu Baaqay iney ka baxaan Xarumaha Dowla

Maamulka Ahlusuna Ee Magalada Dhusamareeb oo dadka shacabka ugu Baaqay iney ka baxaan Xarumaha Dowla

Maamulka ahlusuna WJMC. Ee magalada dhusameb ee xarunta gobolka
gal-gduud. Ayaa waxay soo saareen baaq ku'aadan in dadka shabka ay
iskaga baxaan guryaha dawlada oo iminka  ay shegeen in ay maalmaha soo
socda dadka shacabka ay faaruqiyaan guryaha dawlada.

Cabdulahi cabdinuurbare waa godomiye kuxigenka kowaad ee da.dhusama ayaa shegay in xiligan aan loo baahneen inlasiidaganaado guryaha dawlada.
Marwaxlaga waydiyay dadkani hadii guryaha dawlada laga saaro dadka
halka aydagayaan maadama ayqaarkood kasoo barakacen gobolada konfurta
somaliya ayaa waxaa uu shegay in dadkani aymaamulka ahlusuna
aykatashan doonaan.
                  

Sikastaba haahatee magalada dhusamareeb ee gobolka Gal-gaduud waamagala qaraamiya oo laga xusuusto xiligii kacanka waxaana ilaa iyo burburkii dawliadaii dhexe ee qaranka somaliyed waxaana ilaa iyo burburkii dawlada socota bililiqada  loogaysanayo xoliha dawlada. 

Yuusuf cabdi shire Cabudwaaq This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it    This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 


Newsflash