Dagaaladii labadii maalmood ee ugu danbeeyay ka socday banaanka magaalada Muqdisho kaa oo u dhexeeyay Cidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa waxa ay suurta uga ka dhigtay inay dowladdu gaarto degmadda Afgooye oo dhinaca qoraxu dhac ka xigta magaalada Muqdisho taas oo in muda ah saldhiga ugu weyn u ahyd Xoogaga Al Shabaab.Dagaaladaan ay isaga soo horjeedeen labada dhinac oo noqday kuwa aan abid hora loo arag maadaa ay tahay halka ay Amisom iyo dowaldda weerartay saldhigii Al shabaab ay ka soo duuli jirtay, iyadaoo ciidamada dowladda iyo Amisom aanay wali gacanta ku dhigin wada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye inkasta oo ay afgooye ku qabsadeen si Qardo jeex ah

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|







BBC 04:00 GMT 









































