
Dr-C/casiis Muuse Maaxaay ayaa Si wanaagsan loogu soo dhaweeyay Magaalladda Stockholm ee dalka Swedan Dr-Maaxaay oo sidoo kale soo maray Magaalada Helsige ee dalka Filand
Dr-C/casiis Muuse Maaxaay Maxeey tahay howlaha Safaradiisa shaqo ee Socdaaladiisa ku saabsan? waa shaqadii lagu yiqiin oo ahaey u gargaaridda shacabka soomaaliyeed siiba kuwoodda daran ee u baahan daryeel caafimaad
Hadaba uma baahna faalo baddan waxqabadka Ururka US Somali Helalth Care Somalida reer Swedan ayaa Dr-C/casiis Muuse iyo dhamaan inta la shaqeeyso ayaa u balan qaaday ineey howshaan samafalka ay hiil iyo hooba kala shaqeeyaan
Ruux walba oo howlwanaagsan qabta Sidda Dr Maaxaay iyo inta la shaqeeysaba baal dahab ayeey taariiqda ka galayaan Illaahna Ajir ayuu ka siinayaa
Dr-C/casiis Maaxaay oo hadda ku sii socda haduu alla idmo Magaaladda Muqdisho ayaa inoo sheegay howsha hadda uu wado ineey tahay Dhismo Iskuul Hadaad dooneyso inaad howlahaan inaad qeyb ka noqoto Nala soo xiriir


This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it



































WAXAA SOO QORAY XUSEENA AXMED CALI
OOKUMAGAC DHEER (XUSEN HONEST)
TEEL:0615573280