GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka Madaxweynaha South afrika oo Xaas 4-raad guursaday + Sawirro

Madaxweynaha South afrika oo Xaas 4-raad guursaday + Sawirro

Madaxweynaha 70 jirka ah ee Wadanka Koonfur Afrika Jakob Zuma ayaa guursaday Xaaskiisa Afaraad maadaama uu horey u qabay sedex xaas.

Jokob Zuma wuxuu guursaday 6 jeer mid waa ka dhimatay midna wuu furay wexeyna hada wasiir ka tahay xukuumada wadankaasi Koonfur Afrika.

Daawo Sawirada Arooska Zuma.

 


Newsflash