GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka DAAWO ..ODOYAASHA BEESHA SHEEKHAAL OO SI CARO BADDAN U DIIDAY CADAALAD DARO BEESHOODA LAGU SAMEEYAY

DAAWO ..ODOYAASHA BEESHA SHEEKHAAL OO SI CARO BADDAN U DIIDAY CADAALAD DARO BEESHOODA LAGU SAMEEYAY

 

V

">

Warsaxaafadeed ay beesha sheekhaal ay magaaladda London ay ka soo saareen ayeey ku cambaareyeen qaabkii loo qeybiyay Odayaal Dhaqameedkii dawlada KMG ay soo xushay taasoo ay ku tilmaameen Cadaalad daro iyo sadbursi  meelna loogu dhacay sharaftii iyo karaamadii Beesha ay laheed balse ma ahab narkii ugu horeysay ee uu yimaado sadbursigan  Sidda ay Sheegeen Qaar ka mIda Odayaasha  

hadaba Daawo

Wixii figrad ah ku soo dhiibo Halkan

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

 
Comments (6) Comments are closed
arimaha besha
6 Wednesday, 08 August 2012 17:52
asc dhaman besha wa salama,ka tashada aayihina ha sugina cid kale isku duubnaada.dhamantin
Arimo
5 Wednesday, 08 August 2012 17:18
Asc wlh waa wax laga xumado in saas nola yaso lkn dhib malaha waa inaa katashanaaaaa hada kadib wan idin salamay bahda gesgud byy
Warsaxafaded
4 Wednesday, 08 August 2012 02:00
Lobage
Wad salaman tihin dhaman tiin marka xigta besha shiiqaal wx oga qeb galay suldan maxamed sudan muse bare waa suldanka besha waa nin sifican loyaqano wana suldan ka shaqenaya danaha besha iyo danta somaliye wad mahad san tihin damantin
Nur m Hassan kusow
3 Saturday, 12 May 2012 17:54
beesha waxay leedahay 1 hAl suldaan waan lagu daray
Beelaha kale ee hawiye waa dad aan is aaminsanay sidaasaa jilib AMA jifo looga soo xulay oo tiada loogu badiyay ee raali ahaada. Suldaankeena ayaa nagu filan oo aan aaminsanahay suldaan Mohamed xaaji muse bare lugaloox. Beesha sheekhaal weligeeda nabad ayay raadin jirtay ee walaalahiina hawiye u tanaasula.
iswedan
2 Friday, 11 May 2012 21:09
odayashena besha sheqal waa runtoda wan ku racsanahay oo dayasha waa run toda
Maxamed cali (cadaad)
1 Friday, 11 May 2012 10:59
waxaan halkaan kasalaamayaa dhamaan dadka soomaaliyeed khaasatan odayaasha shiikhaaleed waxaan Taageersanahay ka hor imaatanka EE ka horyimaadeen Qaabka loo maamulay shika odayaal dhaqameedka soomaaliya waxaa sax Ah hadalka odayaasha shiikhaaleed waa nala xaqiray waa nala bahdilay waa nala dulmiyay waa nala cadaalad dareeyay waxaa xaqiiqa Ah in nala duudsiiyay xuquuqda AAn ku leenahay Dalka soomaaliya Waxaa TALO usoo jeedinaayaa Odayaahsa DHalanyarada Dumarka iyo Caruurta shiikhaal in EE gacmaha isqabsadaan meel walbo EE aduunka daafihiisa ka joogaan ee katashadaan kuna toofiiqaan aayahooda Diintooda Dalkooda iyo Dadkooda waxaa hubaal ah hadii intaas lahelo in ee wax soobixi doonaan Toofiiqdan ALLAAH na waafajiyo Amiin


Newsflash