GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka TACSI MARXUUM EMBASADOR AXMAD AADAN CISMAAN AXMAD QASAARO YAMAN.

TACSI MARXUUM EMBASADOR AXMAD AADAN CISMAAN AXMAD QASAARO YAMAN.

Maamulka warbaahinta Geesguud.com waxeey tacsi tiiraanyo badan u dirayaan Qoyskii iyo ehaladii uu ka geeriyooday Marxuum imbaasatoor axmad aadan cismaan (axmad qasaaro) ookugeeriyooday dalka yaman magaaladiisa cadan   xalay oo taariiqdu ahayd 30 04 2012 waxaana allaah uga baryeeynaa in uu janadii fardoowsa kawaraabiyo dhamaan intii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan allaah hakasiiyo aamiin aamiin aamiin

waxaa tacsi qaasa diraayo

cumar cabdulqaadir calimuuse

jarmal cali daahir

ciise cismaan rooraaye

sharaf cali daahir 

xassan maxamuud xaaji

maxamuud cabdimacalin xusseen

cabdisalaan cabdullaahi yuusuf

cabdi coowl

qaasin macalin cabdule

xusseen macalin cabdulaahi

cabi axmad xaaji dhicis

khaliif xaaji xassan

waxaan allaah ooga baryeeynaa in naxariistiisa jano kawaraabiyo

dhamaanteena samir iyo iimaan naga siiyo

INAALILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN.

 
Comments (6) Comments are closed
tacsi
6 Saturday, 02 June 2012 06:20
waxaan tacasi udiraa eheladii iyo cartii uukatagay iyo unada soomaaliyeed waxan leeyahay alah unaxariistosamir iyo aamiin alha nagasiiyo
iswedan
5 Friday, 11 May 2012 21:23
waxeey tacsi tiiraanyo badan u dirayaan Qoyskii iyo ehaladii uu ka geeriyooday Marxuum imbaasatoor axmad aadan cismaan (axmad qasaaro) ookugeeriyooday dalka yamanmagaaladiisa cadan xalay oo taariiqdu ahayd 30 04 2012 waxaana allaah uga baryeeynaa in uu janadii fardoowsa kawaraabiyo amin amin amin
TACSI
4 Friday, 04 May 2012 06:22
MADIINO AXMED OSMAN
MADIINO AXMED CISMAN

2012-05-04 08:11:27

WAXAAN HALKAAN UGA TACSI U DIRAYAA ANIGOO AH MADIINO AXMED CISMAAN IYO CARUURTAYDA , DHAMAAN EHELKII UU KABAXAY WALAAKEEY MARXUM AXMED ADAN CISMAN ,WANAAN LEENAHAY ILAAHY SAMIR IYO IMAAN HANAGA SIIYO MARXUMKANA JANADII INUU ALLE UGU BISHAAREEYO TACSI GAARA CARUURTII IYO XAASKUU UU KATAGAY MARXUMKA AYAAN HAWADA U SOO MARINAYAA
INAAAAAAAA LILAAHI WA INEEY ILEEYHU RAAJUCUUN.
AKKIBAR q_________l___________________l l
TACSI
3 Friday, 04 May 2012 05:51
ANGOOKAL AH CABDULAHI AXMED CABDI USMAAN ISMACIIL FIDOOW XASAN BARIJE NABADOON ABUKAR TAKAR CABDI MACALIN SACIID JABUUTI RAMLO WAXAN TACSI UDIREENAA EHELKII IYO CARUUTII UKATAGAY SAFIIRKII FADHIYAY SOMAALIYA YAMAN WAXAN LEENAHAY AH UNAXARIISTO ANGAN GADSHII AL NAM FIDNEEYO
tacsi
2 Friday, 04 May 2012 05:46
ANAKOO KALA AH CABDULAAHI AXMED YUUSUF IYO IYO XAASKEGA WARSAN ADAN SIYAAD IYO WILASHEEDA ANWAR CABDULAAHI AXMED YUSUF IYO ABDIRAXMAAN AXMED YUUSUF WAXAN TACSI TIRAANYO LEH UDIRENAA XASKII IYO CARUUTII UKATAGAY SAFIIRKII SOMAALIYA EEFADHIYAY YAMAN WAXAN LEYAHAY INAALIHI WAINALIHI RAJICUUN
TACSI
1 Thursday, 03 May 2012 18:47
Abdalla Omar said iyo dhaman reer Omar said
Dhamaan ilmo cumar said waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer adan cosman gaar ahaan ilmo abti AXMED ADAN CUSMAN waxaana ILLAAHA Uga rajeyneynaa janatu fardowsa . Amiin amiin


Newsflash