Maamulka iyo dhamaan howl-wadeenadda Shabagada Geesguud.com iyo Jilibweyn.com waxeey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Reer Barseey Gaar ahaan reer Cabdi Barseey Geeridii ku timid Sheeq C/raxmaan Cabdi Barseey oo ku geeriyooday Magaalada Nayrobi waxaan alle ugu waryeeynaa inuu Jannadii fardowso ka waraabiyo Dhamaan Eheladii uu ka tagayna Samir ka Siiyo Aaaaaaamiiiiiiin
waxaan dhamaan tacsi u direyna anago ah reer ali macali adan maxamuud cade. hooyo faduma cilmi cade. mahamed calimacalin, hassan cali macalin, fahima cali macalin, said cali macalin, amran cali macalin, jawahir cali macalin, cabdirahman cali macalin, abdulahi cali macalin dhamaan reer cali macalin oo dhan waxaan uu tacsi uu direyna adeerkena cabdi barseey iyo dhamaan reer barsey melwalbo ayjoogan waxaan lenahay samir iyo imaan allah naga siiyo walalkena cabdirahman cabdi barseey allah uu naxariisto oo janna fardoowso allah uu kasa
Faduma Abdi Shekh ( Faduma Dheer )
Anagoo kala ah
1- Faduma Abdi Shekh ( Faduma Dheer )
2- Bile Abdi Shekh
3- Khadija Abdi Shekh
4- Raaliya Abdi Shekh
5- Mohamed Osman Cadde
waxa aan tacsi tiiraanya leh u direynaa geeridii naxdinta laheed ee ku timid marxuum Xaaji Abdurahman Barsey kuna geeriyooday Magaalada Neyrobi ee dalka Kenya waxa aanu ALLA SW uga baryeynaa in janadii firdowsa ka waraabiyo eheladii aqaaribtii iyo dhamaan caruurtii uu ka baxayna samir iyo iimaan ALLA ka siiyo AAAAAAMIIIIIN - AAAAAAAMIIIIIIN

1=hooyo nuuno muuse xuseen
2=xasan xaaji maxamuud
3=leylo xaaji maxamuud
4=xuseen xaaji maxamuud
5=saciid xaaji maxamuud
6=axmednuur xaaji maxamuud
7faysal xaaji maxamuud iyo xaskiisa iyo caruurtiisa
8=cabduwaaxid xaaji maxamuud
iyo dhamaan reer shiikh axmed ebakar iyo Reer sh,cabdi shiikhaal iyo caruurtiisa iyo dhamaan ururada dhlin yarada shiikhaal ee magalada nairobi waxay tacsi tiraanyo leh udirayaan qoyskii iyo qarabadii uu ka geriyooday marxuum Sh Cabdurahman Abdi barsey oo dhawaan ku geriyooday magaalada nairobi waxayna leyihiin janadii fardowso ebehaka waraabiyo dadkii uu ka tagayna samir iyoi imaan waasac ah allaha kasiiyo amiin amiin amiin

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

1=hooyo nuuno muuse xuseen
2=xasan xaaji maxamuud
3=leylo xaaji maxamuud
4=xuseen xaaji maxamuud
5=saciid xaaji maxamuud
6=axmednuur xaaji maxamuud
7faysal xaaji maxamuud iyo xaskiisa iyo caruurtiisa
8=cabduwaaxid xaaji maxamuud
iyo dhamaan reer shiikh axmed ebakar iyo sh,cabdi shiikhaal iyo caruurtiisa iyo dhamaan ururada dhlin yarada shiikhaal ee magalada nairobi waxay tacsi tiraanyo leh udirayaan qoyskii iyo qarabadii uu ka geriyooday marxuum Sh Cabdurahman Abdi barsey oo dhawaan ku geriyooday magaalada nairobi waxayna leyihiin janadii fardowso ebehaka waraabiyo dadkii uu ka tagayna samir iyoi imaan waasac ah allaha kasiiyo amiin amiin amiin
hooyo aamino sheekh iyo hooyo calowla xaashi xasan iyo hooyo xaliimo sheekh maxamed siciid malin cismaan saciid macali axmed saadiq saciid macalin cabdririsaq saciid macalin xasan saciid macalin cabdiraxiin saciid macalin mire saciid macalin axmed saciid macalin xuseen saciid macalin cabdiraxmaan saciid malin muxucubo saciid macalin canab saciid macalin asli saciid macalin yurub saciid macalin caasho saciid macalin mulki saciid macalin sucaad saciid macalin jiijo saciid raxmo saciid macalin macalin dhamaan reer (saciid macalin saciid taraafiko) waxaan tacsi u diraynaa adeerkeen cabdi barseey iyo dhamaan walaalaheen reer barseey iyo dhamaan walaalaha reer maxamuud cade meel walbo ay joogaan waxaan laynahay sabir iyo iimaan alaha naga wada siiyo geeridii ku timid walaakeen sheekh cabdiraxmaan cabdi barseey waxaan llaahay uga baryanaa in ilaahay ka waraabiyo janadii fardoowsa aamiin