XAFLADII XILWAREEJINTA JUBBA RAAS KA DAAWO... by shooble">
XAFLADII XILWAREEJINTA JUBBA RAAS KA DAAWO... by shooble
Daawo Xafladii soo dhaweynta Madaxweynaha Jubba Raas Stockholm Video




Xaflad Si balaaran loo soo agaasimay islamarkaana lagu caleema saaray Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Jubba Raas State Muda Bashiir Muxumud Xaji Cismaan(Bashiir Madoobe) laguna sagootinayay Madaxweynihii hore ee maamulkaasi xilka Mdaxtinamada Jubba Raas hayay Mudane Cabdulqaadir maxamuud yuusuf(Burgal) ayaa ka dhacday Magaalada Nairobi ee wadanka kenya.




Xaflada oo aysan u kala harin dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Kenya Gaar ahaan Beelaha dega Gobolada Konfureed ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid aha dadkii ka soo qeyb galay Saladiin Cuqaal wax garad aqoon yahano iyo siyaasiyiin,Dumar iyo dhalinyaro iyo Bahda Saxaafada.








Waxaana Xaflada Qudbadihii laga soo jeedshay iyo waliba sidii xilka labada madaxweyne iskugu wareejiyeen oo Muqaal iyo maqal ah aad uga bogan dontaan warbaahinta Geesguud dhawaan Waxaan Warbaahinya Geesguud oo la xariirtay Qaar ka mid ahaa dadkii ka qeyb Galay Xafladaasi ayaa u sheegay Warbaahinta Jilibweyn Farxad weyn in ay daremayaan.




















Sidoo kale ayaa Warbaahinta Geesguud mar ay wax ka weydiisay soo qaban qaabiyaashii xafladaasi ay ka mid ahayeen Maryan iyo Saciid ayaa u shegeen in ay ahayd mid sidii ay ugu talo galeen u dhacday ayada oo intaasi ku daray in xaflada barbar socdeen Ciyaaro ay soo bandhigayeen barbaarta Gashaaman.
Xafladaan ayaa dhamaan mas,uuliyiin ka qudbeeyay ay si weyn u soo dhaweyeen Madxweynaha Cusub ee Maamulka Jubba Raas State Mudane Bashiir Muxumud xaji Cismaan (bashiir Madoobe) ayaga oo amaanayna sidii uu xilkaasi uga soo baxay Madaxweynihii hore ee Jubba Raas State Mudane Cabduqadir Maxamuud Yuusuf.
8-dii bishii Jenaayo ee sanadkaan 2011 ayay ahayd Markii Maamul goboleedkan looga dhawaaqay Magaalada Stokhlom ee Caasimadda wadanka Sweden asaga oo Aqoonsi Caalami ah ka helay dhamaan dalka iyo dibadda waxaana Madaxweynaha cusub la filayaa in dhawaan uu sameeyo is badalo wax ku awl ah.
Filo dhawaan VEDIO Xafladii jubba Raas Nairobi
Warbaahinta Geesduud
Geesguud.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it




































cadaad.yare@hotmail.com
Insha-Allaaah