GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Geesguud TV

Loading...
Home Aroosyada Hambalyo Arooska Masuul Mustafe Ciise iyo Madiino Bashiir Cali Cabdi Muqadisho

Hambalyo Arooska Masuul Mustafe Ciise iyo Madiino Bashiir Cali Cabdi Muqadisho

E-mail Print PDF

Hambalyo Arooska Mudane Masuul Mustafe Ciise iyo Madiino Bashiir Cali Cabdi oo Arooskooda iyo Aqal galkooda ka dhacay Magaalada Muqadisho ee Xarunta Dalka Soomaliya.
 Anago kala ah Waalidiinta, Walalaha iyo Asxaabta Magcayadooda Hoos ku xusan, Waxaan Halkaan Hambalyo iyo Boogaadin Hawada an u Marsiinayna Boqorka Mustaf Xasan iyo Boqorada Madiino Bashiir oo arooskooda iyo Aqalgalkuuda ka Dhacay Degmooyinka Wadajir iyo Hodon ee Gobolka Banaadir.

 Waalidiinta:-
1-Ayeeyo Faadumo Abuukar Cismaan(Janagasho)
2-Ayeeyo Caasho Sheekh Cabdi Cismaan(Miskiin u roon)
3-Ayeeyo Aamino Sheekh Xasan
4-Awoowe C/qaadir Anis Xuseen
5-Aabe Bashiir Cali Cabdi
6-Hooyo Nuurta Xasan Anis
7-Habaryar Caasho Xasan Anis
8-Habaryar Faadumo Xasan Anis
9-Habarayar Muslimo Xasan Anis
10-Abti Cali Xasan Anis iyo Marwadiisa Leylo Xuseen Anis

AROOS WACAN GEESGUUD.wmv by shooble


MusicPlaylist
Music Playlist at MixPod.com">

11-Adeer Xuseen Cali Cabdi
12-Adeer C/llahi Cali Cabdi
13-Adeer Maxamed Cali Cabdi
14-Adeer Abshir Cali Cabdi
15-Eedo Culumo Cali Cabdi
16-Eedo Abshiro Cali Cabdi
17-Eedo Xaliimo Cali Cabdi
18-Eedo Caasho Cali Cabdi
19-Eedo Zaciimo Cali Cabdi
20-Adeer Maxamed Axmed Sheekh Nuur
21-Adeer Cabdi Raxmaan Axmed Sheekh Nuur(Fowriyow) iyo Marwadiisa Eedo Faadumo Macalin Xasan iyo Caruurtooda


  Walaalaha:-
22-Abaayo Faadumo C/llahi Cali Cabdi
23-Aboowe Maxamed C/llahi Cali(Afgooye)
24-Abaayo Maryan C/llahi Cali Cabdi
25-Abaayo Xaliimo C/llaahi Cali Cabdi
26-Aboowe Cismaan C/llaahi Cali Cabdi(Cismaan Caate)
27-Aboowe Yuusuf C/llahi Cali Cabdi
28-Abaayo Hudda C/llahi Cali Cabdi
29-Abaayo Qadro Bashiir Cali Cabdi
30-Abaayo Nafiso Bashiir Cali Cabdi
31-Aboowe Nuur Bashiir Cali Cabdi
32-Aboowe C/llaahi Bashiir Cali Cabdi
33-Aboowe Xasan Maxamed Axmed(Xasan Jaziira)
34-Abaayo Faadumo Maxamed Axmed
35-Abaayo Drs Amiina Zahra Maxamed Axmed(Amuuna)
36-Aboowe Zubeyr Maxamed Axmed(Zubeyr Jaziira) iyo Marwadiisa Ramlo Cumar
37-Abaayo Khadiijo Maxamed Axmed(Jiija Cadey)
38-Abaayo Xaliimo Maxamed Axmed iyo Seegeeda ING Xasan Yuusuf Macalin
39-Abaayo Aniso Maxamed Axmed
40-Abaayo Raxmo Maxamed Axmed


  Asxaabta:-
Waxa sido Kale Tahniyadaasi Diraya Maamulka, Macalimiinta iyo Ardada wax ka barata Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Al-jaziira oo ku yaala Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir.
  Dhanka kale Tahniyadaasi mid lamid ah waxa diraya Asxaabta Qolka Jaziira is my Home ee Facbuuga oo isugu jiro Maamulka iyo Xubnaha Joogtada ka ah Qolkaasi iyo Ururka Horumarinta Dhallinyarada Jaziira Jazeera Youth Development Organization(J.Y.D.O) oo Magacyadooda halkaani aan laguso koobi karin Hayeeshe Dadkaasi oo isku duuban waxay leeyihiin Arooska iyo Aroosada oo kala ah ING Xasan Yuusuf Macalin(Xasanul Bisri) iyo Drs Xaliimo Maxamed Axmed Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano, waxaan ilaahay uga rajaynaynaa inay noqdaan Reerkii lagu riyaaqo ee ubad khayr qaba iyo ayaatiin wanaagsan ku dhamaysta.

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Last Updated on Saturday, 15 December 2012 17:34  


Newsflash