Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay shil gaystay qasaaro dhaawac ah.
Shilkaas ayaa waxaa lasoo sheegayaa in uu sababay dhaawaca ilaa Lix Qof iyadoona dadkii dhaawacmay loola cararay isbitaal kuyaal Magaalada Gaalkacyo.
Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in gaarigan oo kusii jeeday deegaanka Bud-bud uu lugaha ka ban jaray kadibna uu dhinac dhinac udhacay
Qaar kamid ah Xaalada Dadka dhaawacmay ayaa aad looga deyrinayaa sida goob joogayaal sheegayaana waxaa jira jab dadka soo gaaray.
Saraakiisha Caafimaadka Koofurta Gaalkacyo ayaa sheegay in Afar kamid ah dadka dhaawac ahaanta loo keenay xaaladooda aysna wanaagsanayn
wariye .C/laahi C/rahmaan [forgo]
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|







BBC 04:00 GMT 









































