





Music Playlist at MixPod.com">






Waxaa Hambalyadda diraaya
Hooyo Xaawo Rooraaye
Dhamaan Ilmo Cismaan Sahal
C/risaaq Cismaan Sahal
C/raxmaan Cismaan Sahal
Nimco Cismaan Sahal
Farax Cismaan Sahal
Shukri Cismaan Sahal
Ilmo C/qaadir Gacameey
Hooyo Cudbi Carab
C/xakiin C/qaadir Gacameey
C/maalik C/qaadir Gacameey
C/casiis C/qaadir Gacameey
Faa,iso C/qaadir Gacameey
Marwo miski Cismaan Ibraahi
Ilmo Cismaan Rooraaye
Hooyo Xabiibo Sheeq Cali Naaleeye
Hooyo Faadumo Xaaji C/Laahi
Hooyo Caasho Sheeq Cilmi
C/risaaq Cismaan Rooraaye
Nasro Cismaan Rooraaye
Safiyo Cismaan Rooraaye
C/shakuur Cismaan Rooraaye
Umulqeer Cismaan Rooraaye
C/qaadir Cismaan Rooraaye
Mahad Cismaan Rooraaye
C/shakuur Cismaan Rooraaye
Aaadan Cismaan Rooraaye
Seylac Cismaan Rooraaye
Faadumo Cismaan Rooraaye
Ing-C/qaadir Maxamuud Yuusuf Madaxweynaha Jubba Raas
Bshiir Muxumad Xaaji Cismaan Bashiir Madoobe C/qaadir Cali Daahir Sharaf Rijaal C/raxmaan Jaamac Ciise Cismaan Rooraaye Iikar C/Qaadir Gacameey C/risaaq Maxamuud Xaaji Socoto Maxamed Cali Daahir Jarmal C/Salaan Cali Sheeq Muraayo Cumar Rooraaye Nimco Cumar Rooraaye Bashiir Cabdi Macalin Maryan Cabdi Macalin Maryan Maxamed Xusseen Farxiyo Cabdulaahi Cabdi Maxamed Cabdi Indho-Gaduud Cabdi Axmed Xaaji Dhicis Maxamed Yaasiin Xaaji Cabdulaahi Axmed Xaaji ING-Maxamuud Cali Sheeq Waxaan Leenahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo Jaaliyada soomaliyeed ee imaaraatka carabta. Waxaan hambalyo aan u diraynaa arooska Cabdalfitaax cismaan sahal iyo khadiijo c/qaadir Xaashi heegane. Waxaana kalanahay sidaan. 1. Cabdi Xassan Mcalim cumar (Guulwade) 2. C/risaaq Cali Mcalim cumar 3. Cabdinuur Axmed Korlacag 4. Qaasim Dhoodi Galaambi 5. Xassan Cismaan Guundhe 6. C/fitaax maxamed cabdi (Caddaw) 7. Cusmaan axmed Talshe 8. Cabdulkariim Xassan macalim cumar dhamaanteen waxaan hambalyo kal iyo Laab ah u diraynaa Md C/fitaax cusmaan sahal axmed iyo Khadiijo Cabdulqaadir Xaashi hegane. waxaan leenahay allah yabarik fii zawaajikum.
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it




































amiin
Hambalyo, hambalyo, hambalyo, hambalyo.
oo ksle ah .ruqiyo baRE IBRAAHIM IYO XAAJIGEEDA DAAHIR CILMI MAHAMMED IYO GABDHOODO ANZEL DAAHIR CILMI. MISKI BARE,IYO SEEYGEEDA IKAR CABDULQADIR CABDI. ILMAHOODA ZAHUR IKAR SALMO IKAR SABIRIN IKAR SAARA IKAR SUMAYO IKAR DHAMAAN REER LIBAAX SANKATAABTE.AAMINO BARE IYO IYEEY IYO CARUURTOODA.SACDIYO BARE OO JOGTA SOMALIYA . OSMAN BIN OSMAN IYO XAASKIISA IYO ILMAHISA ROODO BARE OO JOOGTA WADANKA NORWEY IYO ILMAHEEDA WAXAY INTAAS HANBALYO U DIRAYAAN AROOSKA IYO AROOSADA IS CALMADAY CABDIFATAX OSMAN SAHAL IYO KHADIIJO CABDIQADIR XAASHI HEEGANE OO KU AQAL GALAY STOCKHOLM.WAXAAN LEENAHAYA WIIL IYO CAANO GABER IYO CAANO
way idin ahaate inta idin taqaaniyo
ehelada dhamaatoot asxaabtiyoo idin
hambalyeey hambalyeey hambalyeey
idin leeyihiin
nolol aaayatiin leh aqal lagu nagaadiyo
ubad qeyr leh , ubah qeyr leh , ubad qeyr leh kalahela
insha allah wiil iyo caano gbar iyo caano
1. Cabdi xassan macalim cumar
2. cabdinor axmed Korlacag
3. Qaasim dhoodi
4. Shiino guundhe
5. cabdulfataax caddaw iyi anigii ah c/risaaq cali macalim cumar
Waxaan leenahay Guurkiinna guur kheyr gurigiina guri nagi.
meelkasta ee dunida kaga nool yihiin dayar iyo waayelba waxaan u han balyeey neenaa
dayarta isdooratay C/fitah isman sahal Ahmed iyo khadiija C/qadir Haashi Heegane
oo arooskoda iyo maher koodaba kadhacay wadanka Sweden gaar ahaan mala madaxa Stokholm
maalintii jimcaha tariiqda 16-12-2011
waxaana leena hay is ku waara reer wanagsan
alaha ka dhigo reerkiina ugubka ah
amin amin