Home
Wararka
Fanaanada Shamso Food oo soo saartay Hees Cajiib ah DAAWO
Sunday, 20 November 2011 00:24
Fanaanada Shamso Maxamed Food oo kamid ah Fanaaniinta ku nool wadamada Qurbaha ayaa dhowaan soo saartay Hees Cusub, oo Miraheeda ay iyadu Leedahay waxaana u Laxameeyay Cali Cilmi Salaad waxaana Codeyneysa Isla Fanaanada.
Heesta Laamalaama wexey kamid Noqotay Heesaha ugu dhageysiga badan Labadii Todobaad ee lasoo dhaafay iyada oo Muuqaalka Heeskaasna ay kala qeyn qaadanayaa Koox kale oo Xaga Jiliinka Heeska ah.
Musica waxaa garaacay wiilkii Musica looga daba dhacay Waa C/salaan Jiimi.
Daawo Heeska Laama laama.
"