GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Aroosyada HAMBALYO AROOSKA Cumar Xusseen Xaji Xassan iyo Sacdiya C/Qaadir Aadan

HAMBALYO AROOSKA Cumar Xusseen Xaji Xassan iyo Sacdiya C/Qaadir Aadan

E-mail Print PDF
Maamulka iyo Shaqaalaha Geesguud Media waxeey Hambalyo u Diraayaan Arooska iyo Aroosada Boqorka iyo Boqorada Cumar Xusseen Xaji Xassan iyo Sacdiya C/Qaadir Aadan oo ay Xafladooda Si Qurux Baddan ugu dhacday Magaalada Stockholm 11-06-2011 Waxaan ilaah ugu baryeynaa ineey Noqdaan Lammaanihii isku waaro oo ubad kala hela Aaamiin
Waxaa si Gaar ah hambalyo u diraaya
C/qaadir Cali Daahir Sharaf iyo Xaaskiisa
Maryan Maxamed Xusseen
Maxamed Cali Daahir (Jarmal) iyo Xaaskiisa
Farxiyo C/laahi Cabdi
Cabdi Axmed Xaaji Dhicis iyo Xaaskiisa
Shamso Cli Daahir
Saciida Xaaji Aliley
Sacdiyo Maxamed Cali-Salaad
Jawaahir Cabdi Daahir
Hindi Axmed Xaaji
Xussen Maxamed  Xaaji Alivley
C/risaaq Xassan Bile Mayoow
Maxamed-deeq Maxamuud Maxamed
Iyo Asxaab kale oo aan lasoo koobi Karin
 

  omaal & Maryan Mursal - Mashxarad (2010) Song

 

Last Updated on Monday, 08 August 2011 09:26  
Comments (6) Comments are closed
hambalyo
6 Tuesday, 19 July 2011 17:05
geesguud
hambalyo
1 Tuesday, 19 July 2011 10:43
cabdiraxmaan cumar gaagaab
waan u hambal yeenaa asxaabtan kuwii jira oo jiray oo jiri doona alaha ka digo amiin
torstag 07 luli 2011
5 Thursday, 07 July 2011 05:52
hambalyo hambalyo habalyo waxa u hambalyaynaa walashay sacdiyo abdiqadir waxa kulayahay hambalyo wiil gabar iyo caano kuwii is ku waara allaha idin kadhigo amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
salaan
4 Monday, 27 June 2011 13:17
walaal waan ku salaamay walaal waad
wacan oo wanaagsan
3 Monday, 20 June 2011 09:03
geesguud
CAANO IYO BARWAAQO,IYO HORUMAR.
SUFI
sacdiyo
2 Saturday, 18 June 2011 10:38
va guli du va abayo
hamblyo
1 Thursday, 16 June 2011 22:56
waxaan arooskaan ilaah uga baryayaa in uu ka dhigo labadii isku waarta ubad khayr qabana ilaah kala siiyo Aaaaaammmmiiiin.


Newsflash