GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

Geesguud Somali News Logo

OGEYSIIS DHAMAAN AKHRISTAYASHEENA QIIMAHA BADAN WAXAAN U SHEEGEYNAA IN BEBGA UU DHISMO DIB U HABEYN UU KU SOCDO DHAWAANA UU SHAQO BILAABAYO MAHADSANADIIN



 GEESGUUD live chat  

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka KULANKII MADAXWEYNAHA JUBBA RAAS IYO SAFIIRKA SOMALIYA U FADHIYA KANYA

KULANKII MADAXWEYNAHA JUBBA RAAS IYO SAFIIRKA SOMALIYA U FADHIYA KANYA

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Ambassador Mohamed Ali Nuur (Ali Ameeriko) ayaa shalay xafiiskiisa safaaradda ku qaabilay madaxweynaha Jubba raas Eng. Cabdulkadir M. Yuusuf iyo xubno ka tirsan maamulka Jubba raas.

 

Ambassador Cali Ameeriko iyo madaxweynaha waxa ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ka mid ahaayeen marxallada uu waddanka marayo iyo sidii loo gargaari lahaa dadka ku tabaalaysan waddanka gudahiisa iyo dibaddiisaba.

 

Ugu dambayntii waxa ay labada masuul ku balameen kulamo kale si looga arrin sado la iskuna war galiyo hadba xaaladda uu waddanka marayo



 President of Jubba Raas State Eng Abdulkadir Mohamud Yuusuf (Burgal) and Ambassador Mohamed Ali Nur (Ali Ameeriko)



GEESGUUD MEDIA NAYROBI KENYA
 

 


Newsflash