GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

Geesguud TV

Loading...
Home Tacsida Tacsi tiiraanyo leh Prof Maxamud Cali Daahir (Prof-Guure) Muqdisho

Tacsi tiiraanyo leh Prof Maxamud Cali Daahir (Prof-Guure) Muqdisho

E-mail Print PDF

 Dhamaan Maamulka warbaahinta Geesguud.com waxeey tacsi tiiraanyo badan u dirayaan dhamaan qoyskii uu ka geeriyooday Prof Maxamud Cali Daahir (Prof-Guure) oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho waxaan alle igu baryeeynaa inuu Janadii fardowsa ka waraabiyo intuu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo Aaaaamiiiiin

Waxaa si wada jir tacsi u diraayaa dadka kala ah

dhammaan reer macallin axmad garweyne oo kala ah
1-Xassan macallin maxamad shellaro
2-Xildhibaan cabdiraxmaan mac.maxamad
3-Aweys macallin maxamad
4-Cabdulqaadir mac.mmaxamad
5-Cumar mac.maxamad
Dhammaan reer nuur cismaan
1-Axmad nuur cismaan
2-Cabdullaahi nuur cismaan dhagey
Cali nuur cismaan
---------------------------------------------------------
Maxamuud maxamad xuseen shiil
Cummar cabdulqaadir shekh allegro
Maxamad cali daahir jarmal
Cabdi cabdullaahi mashiidiyo
Cabdi axmad x.xasan dhicis
Khaliif muxumad x.xasan gobe
Ciise cusmaan rooraaye
Iikar cabdulqaadir sahal gacamerey
Liibaan cabdullaahi nuur cabdulle
Xuseen cabdullaahi macalin  sharib
Cumar shekh isxaaq
Cabdullaahi macallin nuur
Dr yaxya cabdi xaaji
Cabdullahi saahal
Deeq muxumad x.cismaan
Shekh maxamad axmad
Axmad x.xasan
Cismaan x.xasan'
Xuseen x.xasan

C/qaadir Ali Daahir (Sharaf)
Waxaan alle ugu baryeynaa inuu Janadii Fardowso ka waraabiyo dhamaan intuu ka tagayna samir ka siiyo Aaaaamiiin

ANNAGOO AH DHAMMANTEEN REER MAXAMED SHIIKH CABDULLE OO MAGACYADEENU
YIHIIN : -

          1-HOOYO MUSLIMO XASAN MAXAMED
          2-AXMED MAXAMED SH.CABDULLE [AXMED-CARAB ]
          3-MAXAMUD MAXAMED SH.CABDULLE [ GUREEY ]
          4-C/QADIR MAXAMED SH.CABDULLE [ DAQARRE ]
          5-C/LAHI MAXAMED SH.CABDULLE [ HAADDA ]
          6-LUUL MAXAMED SH.CABDULLE [ DEGAN ]
          7-CANAB MAXAMED SH.CABDULLE [CANAB-CADDEEY ]
          8-XASAN MAXAMED SH.CABDULLE [ SH.XASAN ]
          9-C/RAXMAN MAXAMED SH.CABDULLE [ QOSLAAYE ]
         10-HODAN MAXAMED SH.CABDULLE [ HORMOOD ] IYO INA ADEERKEEN
         11-MUXUMED MACALLIN XASAN SH.CABDULLE [ GANEEY ] .
OO DHAMMAANTEEN AANU DEGANAHAY DALKA INGIRIISKA , MAGAALADA LONDON .

WAXAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIREYNAA DHAMMAAN REERKII IYO EHELADII UU KA DHINTAY
ADEERKEEN
PROF. MAXAMUD CALI DAAHIR OO LOO YAQAAN [ PROF. GUURE ] OO SHALAY 15-04-2011 KU
GEERIYOODAY
MAGAALADA MUQDISHO SOOMAALIY .

WAXAAN ILAAHEY UGA BARYEYNAA INUU JANNADII FARDOWSO GEEYO , OO UU KITAABKA QURAANKA
GACANTA
MIDIG U GELIYO , OO UU ILAAHEEY U NAXARIISTO ,AAMIIN , AAMIIN .
SIDOO KALE WAXAAN ILAAHEEY KA BARYEYNAA INUU SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO DHAMMAAN
REERKIISII IYO EHELKIISII
UU KA GEERIYOODAY . AAMIIN , AAMIIN . AAMIIN .
 

 
ANIGOO KU HADLAAYO DHAMAAN MAGACA ILMO ALI GABARIINI IYO REER SHEEKH ADAN CABDI OMAR WAXAN HALKAN TACSI UGU DIRAYAA GERIDA NAXDINTA LAHED EE KU TIMID DHAMAAN REER PROF MAXAMUUD DAHIR ALI GURE IYO QARABADISA SAMIR IMAN ALAHA KA SIYO ASAGANA JANO FARDOSA ALAHA KAWARABIYO AMIIN AMIIN AMIIN
 
anigoo ku hadlaayo dhamaan magaca ilmo cabdi dhaarte waxaaan halkaan tacsi uga dirayaa geridi naxinta lhayd ee kutimid alaha unaxariistee prof maxamed daahir cali guure dhamaan eheladii iyo qarabadii uukatgayn samir iyo iiman alaha kiiyo asagana janadii fardowzo alahakwaraabiyo aamiin aamiin
Mohamed Ali bese
 
Anigoo ku hadlaya Dhammaan reer Bese iyo reer Omar Moallim waxaan halkan tacsi ugu dirayaa gerida naxdinta laheyd ee ku timid allaha u naxariistee pro Mohamed Dahir Ali Gure dhamman eheladii iyo dadkii uu ka tagay, Asagana uu illaah janadii fardowsa ka waraabiyo.
 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it    This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it  

Last Updated on Sunday, 24 April 2011 20:35  
Comments (9) Comments are closed
Tacsi
9 Friday, 29 April 2011 06:29
Cismaan Aweys Macallim Cabdulle Xaaji madad
Dhammaan reer xaaji Madad.reer Barre luga loox,reer sheekh Cali cambarre waxay tacsi iyo murugo iyo tiiraanyo u dirayaan dhammaan eheladii uu ka geeriyooday Prof Maxammed Cali Daahir Guure waxaan ilaaheey uga baryeeynaa inuu jannadiisa ka waraabiyo aamiin
tacsi tiranyo le
8 Sunday, 24 April 2011 12:24
inaa lilahi wa inaa ileyhi rajicun waxan halkan tacsi uga dirayaa anigoo ku hadlayo dhaman magaca ree sh.muhumed ali yare geeridi naxdinta laheyd ee ku timaaday prof guure o ku geeriyoday magalada mugdisho 15-april-011 inuu allah samir kasiyo eheladi iyo carurti u katagay asagane rabigey janatul firdowzo hagaliyo amin
tacsi
7 Thursday, 21 April 2011 19:26
aniga ah hasan sh cabdi mahamud kuna hadalaya magaca rer mahamud cusmaan dahir waxan ilahay ugu baryaa awoogeyga qaaliga ahaa in janadi fardooso ilahay ku galadeesto prof guure ilahay samir iyo imaan hanaga siiyo dhamaan qaraabada gaar ahaan inta uu dhalay aan ka xusi karo eng libaan guure makail dr daahir guure idil gure ismahan gure c/raman gure mahad gure deqo gure sahro gure cali gure maryan guure waxan idiin rajeynaa samir iyo imaan geerida waa lama huraan iyo cimri dheer in shalaah iyo dhamaan walalaha in ay ku samaraan gerida naxdin badneed gadaashisha ilahay nama hoojiyo
axmed cabdi indho gaduud TACSI
6 Tuesday, 19 April 2011 11:59
anigoo ku hadlaayo dhamaan magaca irer idhogaduud oo ay kala jogan iswedan norwey iyo ladan halkaan tacsi uga dirayaa geridi naxinta lhayd ee kutimid alaha unaxariistee prof maxamed daahir cali guure dhamaan eheladii iyo qarabadii uukatgayn samir iyo iiman alaha kiiyo asagana janadii fardowzo alahakwaraabiyo aamiin aamiin
Tacsi
5 Sunday, 17 April 2011 16:30
Mohamed Ali bese
Anigoo ku hadlaya Dhammaan reer Bese iyo reer Omar Moallim waxaan halkan tacsi ugu dirayaa gerida naxdinta laheyd ee ku timid allaha u naxariistee pro Mohamed Dahir Ali Gure dhamman eheladii iyo dadkii uu ka tagay, Asagana uu illaah janadii fardowsa ka waraabiyo.

Aammiin
TACSI
4 Sunday, 17 April 2011 13:38
ANIGOO KU HADLAAYO DHAMAAN MAGACA ILMO ALI GABARIINI IYO REER SHEEKH ADAN CABDI OMAR WAXAN HALKAN TACSI UGU DIRAYAA GERIDA NAXDINTA LAHED EE KU TIMID DHAMAAN REER PROF MAXAMUUD DAHIR ALI GURE IYO QARABADISA SAMIR IMAN ALAHA KA SIYO ASAGANA JANO FARDOSA ALAHA KAWARABIYO AMIIN AMIIN AMIIN
Tariikh-Nololedkii Prof. Guure
3 Saturday, 16 April 2011 10:00
Prof. Maxamuud Cali Daahir (Prof. Cali Guure) waxuu ku dhashay magaalada Baydhabo, da´diisa waxay ahayd qayaastii 70 jir.
Waxbarashadiisi illaa dugsiga sare wuxuu ka dhigtay isla magaaladaas, yaraantiisu wuxuu ka mid ahaa dhallinyaradii ugu firfircooneed ee S.Y.L Baydhabo. 1958 waxuu Agaasime iskool ka ahaa magaalada Kismaayo, ka dib waxuu waxbarasho Jaamacadeed u aaday Dalka Talyaaniga, Asagoo ka baxay Jaamacadda Sharciga, ka dibna sameeyay Mastered in Avvocatura, markuu waddanka ku soo noqday waxuu Garsoore ka noqday Maxkamadda Gobolka (Giudice regionale), ka dib waxuu macallin buuxa ( Professore in dritto Penale ) ka noqday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, kulliyadda Sharciga, qaybta Xeerka Ciqaabta, waxa kale uu ahaa Ganacsade.
Prof. Guure waxuu ka mid ahaa dadkii aad ugu ololeeynaayay ineey Soomaali wax noqoto, Professoorka waxqabadkiisi halkaan laguma soo koobi karo, waxuu ahaa Aqoonyahan sare. Naxariistii Janno Allaha siiyo.
tacsi
2 Saturday, 16 April 2011 00:47
waxaan halkan tacsi uga diraynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid prof.marxuum maxamuud cali guure ILAHAY jannadii fardowso haka waraabiyee Anagoo kala ah ,Hassan Macallin Maxamed .sheelaro Maxamuud Maxamed Xuseen .Shiil. .Xasan yuusuf cadde .cumar sheekh isxaaq. cabdullahi macallin Nuur. Cumar Nuur Cismaan. INAA LILAAHI WAINAA ILAYHI RAAJICUUN waxaan ilaah uga baryeeynaa inuu jannadii fardowso ugu bishaareeyo intii uu ka tagay iyo anagaba samir iyo iimaan hanaga siiyo AAMIIN
Tacsi
1 Friday, 15 April 2011 21:20
Anigoo ku hadlaayo dhamaan magaca ilmo cabdi dhaarte waxaaan halkaan tacsi uga dirayaa geridi naxinta lhayd ee kutimid alaha unaxariistee prof maxamed daahir cali guure dhamaan eheladii iyo qarabadii uukatgayn samir iyo iiman alaha kiiyo asagana janadii fardowzo alahakwaraabiyo aamiin aamiin


Newsflash