Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha warbaahinta Geesguud.com waxeey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee Bashiir yuusuf maxamed oo loo yoqiin Bashiir Qashin waxaana rabi ugu baryeeynaa inuu Janadii fardowsa ka waraabiyo
Waxaa Tacsi qaasa diraaya
Hooyo Xaawo Maxamud Caalin
C/qaadir Ali Daahir Sharaf iyo xaaskiisa
Maryan Maxamed Xusseen
Maxamed cali daahir Jarmal iyo xaaskiisa Farxiya Cabdullaahi
Cabdi axmed xaaji Dhicis iyo xaaskiisa Shamso cali daahir
Jawaahir cabdi daahir
Sacdiya maxamed cali-salaad
Saciida xaaji Alifley
Xassan Max,ud Xaaji iyo Xaaskiisa Hani Xassan Macalin
Xassan Cabdi Madaxeey iyo Xaaskiisa
Dhamaanteen waxaan Marxuun Bashiir Yuusuf Maxamed illaah igu baryeeynaa inuu janadii fardowso ka waraabiyo Caruurtii iyo ehelkii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo Aaaaamiiiiin




































