



Create a playlist at MixPod.com">



Create a playlist at MixPod.com



Create a playlist at MixPod.com">



Create a playlist at MixPod.com




Create a playlist at MixPod.com">



Create a playlist at MixPod.com



Create a playlist at MixPod.com">



Create a playlist at MixPod.com

mahadsanid
Marka aad leedahay dhag-dhag-dhag, yaa qalbiga ku soo aadaa. Nooloow Farxiya
waxana kula dardaarmaa teeda iyo tadaba inay ilaahay kacabsadaan walal igana raali noqo walall mahadsanid
eesa noo badi
fiska vive aan ku leyah cml noolaaw for ever cml
fanaaniinta maanta jira ku wii hore magaartit lkn guwa maanta jira adigaa ugu sareeya runtii marka la ego xodka kuquxda iyo hanaanka aad leetahay aniga waxaan ba aaad uga helay seeta dhag dhag xabadka sida aad ula geentay actionka xaadi maahan horomar baan kuu rajaynayaah
Waa Farxiyo Fiska Heeso heesaheeda kuwa xulsan aan dhageystaa dhageyso boggaan
http://www.somchat.com/2010/04/farxiyo-fiska-heeso-xul-ah-ka-dhageyso.html
Sawirradaana waa kuwo cusub
Farxiyo Fiska 2011 Photos - Sawirro
http://www.somchat.com/2011/03/sawirro-farxiyo-fiska-iyo-damac-jeceyl.html
Waxaan Farxiyana leeyahay waxaasa cod iyo suursad ah halkaa ka wad gabadhii fanka soo gasha wakhtigan ee kuwaa aansoo sheegay tii u horeysey ee bedeli lahayd ayaad tahaye halkaa ka wad soomalidu way u baahantahay kuwii hore cid u bedeshee.
Guul waadna salaamantahy.
HEESTAN WAXAY KU TUSAYSAA MARKA 2 QOF KU DHOCO JACAY IN AY DUMARKU ADKAYSI YARYIHIIN INKASTOO RAGUNA KA LIIDAN LAKIN AY ADKAYSI KU DHEERYIHIIN DHANKA DUMARKA MARKA LOO EEGO
HEESTAN WAXAA 75% DHAGAYSATA DUMARKA GURIGAAD ARAGTO WAA KA SHIDANTAHAY WAXANA DAARA DUMARKA RAGANA DHAGAYSIGA WAY KU QASBAN YIHIIN IYAGOO TIX GALINAYA DOOQA DUMARKA LANOOL AMA WALAALOHOD