



































































SAWIRO
Waxaa xalay fiidkii oo taariikhdu ku beegneyd 08-01-2011 Magaalada Stockholm ee dalka Swedan lagu caleemo saaray Madaxweynaha Maamul Goboleeda Jubba Raas State Mudane ing;C/qaadir Maxa,u Yuusuf iyadoo ay isgu yimaadeen marti sharaf aqoon yahano jaaliyado culumo,udiin haween dhalinyaro dadweyne aad u fara-badan oo DIbada uyo gudahaba isaga yimid







































in aad ugacan haatin doontaan dadka madasha ka maqan
mahadsanidin