GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Geesguud TV

Loading...
Home Aroosyada Arooska Aydurus Mahad hassan ( xeeraan) iyo Deeqo axmed osman ( jiilaal) California USA

Arooska Aydurus Mahad hassan ( xeeraan) iyo Deeqo axmed osman ( jiilaal) California USA

E-mail Print PDF

                                            



 

Dhamaan Maamulkaiyo Shaqaalaha Geesguud.com waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan boqorka iyo boqorada AROOSKA Aydurus Mahad hassan ( xeeraan) iyo Deeqo axmed osman ( jiilaal) Waxayna leehiyiin, gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, guule lagama waayee gobonimo ku aqal gala.Noqda kuwii kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano

Anagoo ah jaaliyada beesha Shiiqaal ee kunool San diego California USA waxaan halkan
hambalyo iyo bagaadin udiraynaa Arooska iyo Aroosada Aydurus Mahad hassan ( xeeraan)
Deeqo axmed osman ( jiilaal) oo meherkooda kadhacay magaalada Oronge couny ee
gobolka california waxaan alle ugu baryeenaa inuu alle kala siiyo ubad kheyr leh
wiil iyo caano iyo gabar iyo caano aamin.
 

 
 

 
Hanbalyo

Mustaf Cali Yanyo  < This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it >
 

Last Updated on Sunday, 02 January 2011 22:23  


Newsflash