GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Geesguud TV

Loading...
Home Tacsida TACSI Tiiranyo Leh oo ay diriyaan Qoyska Reer xaaji Beder

TACSI Tiiranyo Leh oo ay diriyaan Qoyska Reer xaaji Beder

E-mail Print PDF

TACSI  Tiiranyo  Leh  oo ay  diriyaan Qoyska Reer xaaji  Beder  oo walaalkood  xaaji   salaax  maxamed beder  oo ku  geeryoodey dalka  yemen
 
Waxaa  tacsi  tiiranyo Leh   diriyay   Qoyska Reer Xaaji Maxamed Beder oo kala ah

Jacfar Maxamed Beder,

Xaaji Qaalib Maxamed Beder,

Xaaji Cabdalla Maxamed Beder,

Xaaji Beder Maxamed Beder,

Xaaji Cumar Maxamed Beder,

Xaaji Cali Maxamed Beder,

Xaaji Axmed  Maxamed Beder,

dhamaan qoyska reer Beder oo kala jooga Somalia, Yemen , Tanzania, Yurub iyo Mareykanka waxay ogeysiinayaan inuu geeriyoodey walaalkood Xaaji Saalaxa Maxamed Beder oo ku geeriyoodey dalka Yemen
 

Inaa Lilaahi Wa inaa Illahi Raajicuun | qooski uu ka tageyna
Smir iyo  imaan ilaah ha ka siiyo  isgana  janadii  fardoowsa
Aheed  ha ka waraabiyo AAMIIN  AAAAMIIIIIN

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Last Updated on Sunday, 22 August 2010 23:20  


Newsflash