HAMBALYO - AROOS

AROOSKA CBDIBASID CABDIRAXMAAN XAASHI IYO FAADUMO MAXAMED ISAAQ-LONDON





Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Jilibweyn.com iyo Geesguud.com waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan boqorka iyo boqorada AROOSKA CBDIBASID CABDIRAXMAAN XAASHI IYO FAADUMO MAXAMED ISAAQ oo arooskoodu Ka Dhacay taariiqdu markay aheeyd 17 july 2010 magaalada London ee dalka England.Waxayna leehiyiin, gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, guule lagama waayee gobonimo ku aqal gala.Noqda kuwii kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano
Waxaa hambalyada diraaya
Ayeeyo caasho kaahiye
Deeqa Xasan macalin iyo caruurteda,hodan iyo ayuub,
Hooyo habibo hasan macalin,
cabdi hasan macalin[abdi[guulwade]
abdi karin hasan macalin,
abdi nuur shiikh axmed,
xaawo hasan macalin,
yasmin mohamed Isaq,
faysal mahamed Isaq,
farhan mahamed Isaq,
abdi hassan bood,
maxamud cali macalin,
ardo cali macalin
xamdi cabdulle,
xamdi cali macalin,
Shukri Cali Macalin
dadkas o dhan waxay
hambalyo iyo farxad u dirayan boqorka iyo boqoradda o kala ah , Fadumo mohamed Isaq,iyo
Abdi basid abdirahman hashi,oo 17/7/10 aqal koodu ka dhacey Xaafada South Hall ee magalada London,waxan
lenahay guurkina guur wacan gurigina guri qayr amiiiiiin amiiiiin
Last Updated on Monday, 14 June 2010 21:33
Tahniyadda Arooska noogu soodir:
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
ama
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it




































2 find her waaaaaaaaw wiil iyo caano gabar iyo caano
******HaPpy WeDDiNg *****
****MashaAllaaah***
ladan
waxaan halkaan hanbalyo aroos oga diraynaa boqorka iyo boqorada xidiga iyo xidigta
faraska iyo geenyada farta iyo faraan
kuwaas oo kala ah gooni i wadanka uk gaarahaan magaalada bargihaam waxaan leeyahay
isku waara kala hela wiil iyo caano bashbash iyo baraare