fadlan sxb walaal qaali ah waxaan kaa codsanayaa inaad ii sheegto qaabka aan u download gareeyo oo aan ku xafido computarka waayo dhowr jeer baan isku dayay oo internet la,aan wuu ii shaqeyn waayay, anigana fursad uma helo inta badan netka.
fadlan ii soo sheeg qaabka iyo meesha aan ka heli karo adigoo mahadsan AMA iigu soo dir hadaad awoodo cinwaankan
mchasan20@yahoo.com
fadlan ii soo sheeg qaabka iyo meesha aan ka heli karo adigoo mahadsan AMA iigu soo dir hadaad awoodo cinwaankan
mchasan20@yahoo.com