GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size

Geesguud TV

Loading...
Home

Heesihii Abwaan Maxamed Cali Kaariye u Curiyay

E-mail Print PDF

">Heesihii Abwaan Maxamed Cali Kaariye Allaha u naxariistee  Halkaan ka dhageeyso  guji Badhanka Cagaaran si aad heesaha u dhageeysato

GUJI BADHANKA CAGAARAN SI AAD U DHAGEYSATO

 

play allplay all 

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Last Updated on Thursday, 01 November 2012 02:06  
Comments (10) Comments are closed
mahad celin
10 Thursday, 29 July 2010 10:04
alaha u naxariisto maxamed cali kaariye janadii alaha galiyo waxaan lee yahey geesguud shaqada aad heysaan alaha ha inla garab galo waxaana raadisii gabayadii maxamed c . kaariye iyo abwaankii weynaa ee sahal macalin ciise ilaahey caafimaad buuxa ha siiyee wadada shaqeyn wacan
aabaha jaceel ka
9 Wednesday, 28 July 2010 18:51
anas
alaha u naxirto abaha jaceel ka
DUCO
8 Wednesday, 16 June 2010 20:40
MOOGE
ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE ALLAAAH HA U NAXARIISTO WUXUU AHAA ABWAAN AAN CAADI AHAYN ALLAHYOOW NAXARIISTII JANNO GELI AAMIIN
MAHADSANIDIIN
7 Friday, 11 June 2010 12:59
RUNTI AAD IYO AAD AYAAD UMAHADSANTIHIIN INTII KAQAADATAY KAALINTA WACAN EE AAD KU MUUJISEEN WAAYAHA ABWAANIINTA SOMALIYEED
aad ayaad u mahadsan tihiin
6 Monday, 07 June 2010 12:04
ABDIRIZAK DHUUX
mashaa allah alla ahaa aabihii jaceylka m.ali kariye alla yaa raxma....... waxaan hayaa gabay kamid ah gabaydii ugu danbeeyey uu abwaanku tiriyey 90-kii oo aad aan ula yaabay in shaallah mar dhaw ayaan kusoo qori doonaa page-kaan.. ilaah ajar ha idinka siiyo shaqada aad umaada u haysaan
WAABA ABWAAN AAN AQAANAY INTUU NOOLAA AYAAN ARKI JIRAY
5 Sunday, 30 May 2010 17:58
WAXAAN KU TALIN LAHAA INAAD ILLAAHAY DAMBI DHAAF U WEYDIISAAN OO UU DUCAYSAAN WAXBA TALI MAYSO INAAD HEESIHIISA ARUURISAAN KALIYA ALLAHA U NAXARIISTO MARXUUMKA
abwaan kariye
4 Saturday, 29 May 2010 21:01
walal aad ayaad umahasantiihiin dhamantiin walalwaxan jeclaan lahaa in aan aad wax uga barto hesihii abwaan kaariye curiyey ilahay haw naxaristee
mida kale waxan jeclaan lahaa in aan arko sawiradii kaariye thanx
heesihii abwaan mahamed ali kaariye curiyey
3 Saturday, 29 May 2010 20:57
waxan rabaa in aan wax ka barto heehii marxuun kaariye
WELL DONE
2 Saturday, 22 May 2010 15:15
Shamsudin
Dear: Sharaf and Geesguudteam you did good job and I'm proud to you. keep going Brother.
Mohamed Ali Kaariye waa abwaanka kooban ee fanka soomaalida, waa ninka ugu riwaaydaha badan ee abwaaninta somalia, waa ninka ugu alifay heesaha ugu badan ee lay faniintu qaaadaan, aan ku daree waligii wuxuu ahaa waddani aaminsan soomaaliwayn iyo midnimmadda soomaali oo dhan. intaan aad hada soo galiseen waa qaybkamid ah murtidiisii badnayd(AUN).
waxaad rajaynayaa inaad noogu xijisaan Gabayadii ugu dhambeeyey ee 90-aadkii intuuna Kaariye geeriyoon.
I just wanna say Somalia has missed One of prominent poet. God PLESS HIM.
salaan sare
1 Friday, 14 May 2010 06:29
waxyabha aan jeclahay waxa ka mid ah in aan helo wibe site GeesGsduud hesihiisa calamiga ah

Newsflash