GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Aroosyada HAMBALYO MEHER Axmed Cali Xirsi iyo Caisha Xaaji Ciise Faarax

HAMBALYO MEHER Axmed Cali Xirsi iyo Caisha Xaaji Ciise Faarax

E-mail Print PDF

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha geesguud.com waxay hambalyo Meher u diraayaan

Axmed Cali Xirsi iyo Caisha Xaaji Ciise Faarax

WAXAA HAMBALYO DIRAYA

Abti Cali Baashi Xaaji Maxamed iyo xaaskiisa Khadiijo Maxamed Sh Nuur iyo caruurtisa
Maxamed Najiib, Aamino iyo Najmo

aabe ciise faarax iyo hooyo sahro maxamed maxamuud oo kumagac dheer sahro laameer

eedo ciwaado maxamed ,eedo raxmo maxamed,eedo caasho xirsi,eedo xaawo duraan.

c/salaan ciise faarax iyo seynab abuukar iyo caruurtooda

seyd cali ciise iyo canab cilmi iyo caruurtooda

maxamed deeq ciise faarax iyo hibo muuse iyo caruurtooda

c/raxiim ciise faarax iyo leylo aadan iyo caruurtooda

xaawo ciise faarax iyo muxidiin

maryan ruun ciise faarax iyo jamaal shire

foos ciise faarax iyo c/qaadir iyo caruurtooda

ceyni ciise faarax

beello ciise faarax

farxiyo ciise faarax

maxamed suldaan ciise faarax

c/rizaaq ciise faarax

salim ciise faarax

ubax ciise faarax

jamiilo ciise faarax

dhamaan reer xaaji ciise faarax iyo caruurtooda .

waxey hambalyo iyo bagaadi udirayaan

Axmed Cali Xirsi iyo Caisha Xaaji Ciise Faarax oo todobaadkii hore nikaaxoodu ka
dhacay magaalada birmingham ee Dalka Briten

Abti Shekh Nuur Xaaji Maxamed

Abti C/qaadir Xaaji Maxamed iyo Caruurtiisa

Abti Axmed Xaaji Maxamed Xaaskisa iyo Caruurtiisa

Habaryar Maano Shariif iyo Carurteeda oo kala ah Maxmed Shariif iyo Aamino Cusmaan

Habaryar Faadumo Xaaji Maxamed iyo caruurteeda oo kala ah Cali C/risaaq Saalax iyo
C/naasir

Habaryar Xaliimo Xaaji Maxamed iyo caruurteeda oo kala ah Maryan Axmed Ibraahim iyo
Aadan

Habaryar Khadro Xaaji Maxamed iyo caruurteeda

Dhamaan dadkaasi oo kala jooga Soomaaliya jarmalka sweden Kenya iyo sacuudiga waxa
ay hambalyo u dirahayaan Axmed Cali Xirsi iyo Caisha Xaaji Ciise Faarax oo
todobaadkii hore nikaaxoodu ka dhacay magaalada birmingham ee Dalka Briten waxayna
leeyihiin nikaaxiina ha daba yaal arooskiina noqdana kuwii isku liibaano oo kala
hela wiil iyo caano gabar iyo caano iskuna waara oo ALLE ha idinka dhigo kuwii is
jiitoo is jana geeya

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

You're listening to Omar Shooli's Song Alow

 
 
  
 
You're listening to Omar Shooli's Song Alow
 
 
  

 

 

Last Updated on Friday, 16 April 2010 19:49  


Newsflash