Xulka dalka Talyaaniga ayaa Caawa Ciyaar Xiiso Baddan uu la lahaa Xulka dalka Jarmalka ugu awood sheegtay 2-1 Ciyaartaan oo aheyd ciyaar adag oo aad u xiiso baddan
Labadaan kooxood ayaa ku loolamaayay midii u soo bixi laheyd finalka Ciyaaraha wadamada Yurub 2012 Dalka Jarmalka ayaa ahaa wadamadda ugu cad-cadaay ee loogu baqaayay koobkaan Balse Dalka Talyaaniga ayaa beeniyay oo ciyaar lamma filaan Caawa soo bandhigay Waxaa dalka Talyaaniga Ciyaarta Finalka Maalinta Axada ay la yeelan doontaa Dalka Spein




This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|







BBC 04:00 GMT 









































