Waxaa dhawaan Magaalada Muqdisho lagu doortay Gudoomiye ku xigeenka Rugta ganacsiga Soomaaliya Ganacsade C/raxmaan C/laahi Galaambe oo ka mid ahaay ganacsatadda caanka ee laga yaqaan Magaaladda Muqdisho in baddana la soosheqeeyay gudiyadii ganacsiga Gobolka banaadir Iyadoo gudoomiye ku-xigeenka ka hor gudoomiye loo doortay Ganacsade Maxmuud C/kariin Cali Gabeyre Hadaba waxaa na soo gaaray hambalyo
Hadaba waxaa nasoo gaaray hamalyo ku socota Gudoomiye ku xigeenka dhawaan la doortay C/raxmaan Galaambi Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Swedan Gaar ahaan Stockholm ayaa hambalo ku aadan xilka loo magacaabay u diraya Gudoomiye kuxigeenka Rugta ganacsiga Soomaaliya waxeeyna alle ugu baryeen inuu u fududeeyo shaqadaas
waxaa ka mid ahaa dadkii hambalyadda soo diray
Abshir Cali-weyd
Xassan Taakilo
Maxamed Ali Daahir
Khaliif Muxumad Xaaji Xassan
Axmed Xaaji Xassan
C/qaadir Cali daahir "Sharaf"
Ciise Cismaan Rooraaye
Ganacsatada Imaaraadka
Cabdi Xasan Macalin Guulwade
C/risaaq Cali Macalin Cumar
C/nuur Axmed Korlacag
Qaasim Dhoodi Galaambi
C/kariin Xassan Macalin
waxeey alle ugu baryeen inuu noqdo kii xilkiissa Guta aaaamiiiin
| < Prev | Next > |
|---|







BBC 04:00 GMT 









































