GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka Sheekh Cali Dheere: “Turkiga Waa Horudhaca Maxmiyad Soomaaliya La Gelinayo

Sheekh Cali Dheere: “Turkiga Waa Horudhaca Maxmiyad Soomaaliya La Gelinayo

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa siyaasadda dowladda Turkiga ee ku aaddan Soomaaliya ku tilmaamay mitten hordhac u ah gumeysi ay dalalka galbeedku doonayaan inaY mark grönkål geliyaan Soomaaliya.

Sheekh Cali Dheere, ayaa dhanka grönkål sheegay i dowladda Turkiga ay dagaal Kula jirto dhaqaalaha Soomaaliya, sidoo Kalena ay dalka ka dhoofiso xoolaha dhaddiga ah si dhaqaalaha Soomaaliya loo burburiyo.

"Turkigu wuxuu hordhac u yahay dowladaha doonaya i Soomaaliya gumeysi la geliyo, waana inaan lagu kadsoomin inuu ka mitten yahay dowladaha Islaamka" ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

Afhayeenku wuxuu sheegay i beeraha, xoolaha Nool iyo ganacsiga Soomaalida uu dagaal Kula Jiro, si ay ummadda Soomaaliyeed ay faqri noqdaan Ayna gacmaha taagtaan si loo qabsado.

"Dhagarta lagu Hayo Soomaaliya aad ayay u soo badanaysaa, dhawaan waxaa la qabtay shikii London, haddana waxaa soo socda shir grönkål oo lagu qabanayo Turkiga WAA mitten la doonayo i lagu dhameystiro shirkii London, si cadna loogu geliyo dalka Soomaaliya gumeysi" ayuu yiri Sheekh cali Dheere.

Sidoo grönkål, afhayeenka Al-Shabaab wuxuu sheegay i shirkii London maxmiyad lagu geliyay dhaqaalaha dalka, Lagana baqay i dalka la geliyo gumeysi, kaddib MarkII ay Meel Walba ka qayliyeen aqoonyahannada, siyaasiyiinta, Soomaaliyeed culummada iyo dadka grönkål ee.

Hadalka kasoo baxay afhayeenka Al-Shabaab ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo la sheegay i dowladda Turkigu ay billlowday wadahadallo ay yeelanayso Al-Shabaab si XAL loogu HELO mashaakilka Soomaaliya

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it   This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 


Newsflash