GeesGuud.com

  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
 

 

 

Geesguud Somali News Logo

 

Hoosingow.com | Wararka Soomaaliya

           

       

                      

 

 

Geesguud TV

Loading...
Home Wararka Ogeysiis Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyada Beesha Shekhaal Sweden.

Ogeysiis Ogeysiis ku socda dhamaan Jaaliyada Beesha Shekhaal Sweden.

Ogeysiis Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Beesha Sheekhaal ee ku Nool Magaalada Caasimada ah ee Stockholm iyo Nawaaxigeeda  Waxaa loogu baqayaa in ay ka soo qeyb galaan Kulan looga Arinsanayo Colaadaha ka socda Magaalada Raaso ee Beesha Fiqi Cumar Degto.

Dhamaan Waxaa ka codsaneynaa in Kulankaasi oo baaq Nabdeed ah in in ay Muhiim tahay in ay ka soo qeyb Galaan Jaaliyada Qeybaheeda kala duwan Dhamaantood Waxaana si Naxriis leh Walaalyaal dooneynaa in aan Damiirkeena ku Muujino sida Aan uga Xunahay Dhibaatada daran ee ka socota Magaalada Raaso iyo Dagalada Ehelka dhwexdooda ah.

Ka soo Qeyb Galkiinu Waa Muhiim Dhamaan Rag iyo Dumar iyo Dhalin yaro Goobta uu ka dhacayo Kulankaasi waa Xaafada Tensta Träff  Malinta axada ah Bishuna ay Tahay 11-03-2012 Saacaduna Tahay 16:20 ama Toban Saac iyo Labaatan Galabnimo.

Waxii Faah Faahin ah kala xariir. Gudoomiyaha Qaban Qaabada Kulankaasi
Axmed Nuur Maclin Cilmi tel:0735919882
Geesguud.com

 


Newsflash