Awgaabkaan oo magiciisa oo sadexan uu yahay Khagendra Thapa Magar ayaa Buugga Mucjisooyinka Adoon-ka ee Word Record ka galay dhinaca gaabnida ragga aduunka,waxaana uu dhashay Octoobar.4,1992-di,wuxuuna ku shashay Degaan lagu magacaabo Baglung oo in an ka badnayn 180 km u jira Caasimada dalkaas ee Kathmandu. Saciid C/llaahi Kulmiye ''Nadaara''

Hala yaabin waa uun EEBE waxay ka mid tahay layaabka Dunida Dawo sawirada: Ninkaan oo la tilmaamay inuu yahay ninka aduunka ugu gaaban inta la ogyahay igu tabarta yar,ayaa Bandhig Ciyaareed ku qabtay Caasimada dalka Nepal ee Kathmandu sida ay qoreen baddi Wakaaladaha arrimaha dalkaas ka falanqooda.
Khagendra ayaa dheerakiisu waxaa uu yahay 50 cm an ilaa hadda la hayn shaqsi kale oo asaga oo kalaa inta lahayo,halka culayskiisuna yahay 5 kg,taas ayaa keentay inuu dhanka gaabnida iyo fudaydka dhinaca Ragga uu aga galo Buuga lagu daabaco Mucjisooyin-ka Aduun-ka.
Sikastaba ha ahaatee Bandhig Cayaareed-ka uu soo bandhigay Mr:Khagendra ayaa ahaa mid aad xiiso gaar ah u xambaarsanaa oo boqolaal dad ah ay isa soo xaadariyeen goobta uu ku qabanayay bandhiga Cayaareed-ka,ayagoona intay Ciyaartu socotay Qosol ka wada bixi waayay.



Soomaalidamaanta/com Nairobi-Kenya
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
| < Prev | Next > |
|---|








BBC 04:00 GMT 









































