Home » Entries posted by Wararka Kulmiye

Stories written by Wararka Kulmiye

War Deg Deg ah:- Maxkamadda Ciidamada Qalabka oo Saakay Xukun Dil ah Fulisay

Muqdisho–KNN– Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Saakay Ridday Xukun Dil ah oo lagu Fuliyay Nin Horay Dil uga geystay Gobolka Shabellaha Dhexe. Maxkamadda Ciidamada ayaa Xukun Dil ah ku Fulisay Yuusuf Xuseen Maxamuud oo ahaa Ninkii horay u dilay Taliyihiin Ciidamada Nabad Sugidda Gobolka Shabellaha Dhexe C/wali Ibraahim Maxamed kaasi oo lagu dilay …

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (25-05-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Maxamed Qeys Xasan  iyo Xasan Maxamed Aweeys:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka subax Ee Radio Kulmiye KNN:–        

Taleefishinka Al Jazeera oo laga mamnuucay Sacudi Carabiya iyo Imaaraadka

Wadamada Sacudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta ayaa ka mamnuucay wadamadooda taleefishinka caanka ah ee Aljazeera kadib markii dowlada Qadar ay taageertay dowlada Iran. Taleefishinka laga leeyahay Sacudi Carabiya ee Al Arabiya ayaa baahiyay in laga bilaabo Arbacada in aan laga daawan karin labada dal taleefishinka Al Jazeera, warkan ayaa  waxaa xaqiijiyay mas’uuliyiinta Al Jazeera balse …

Madaxweyne Farmaajo oo Xalay gaaray Wadanka Qatar

Qatar–KNN– Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo iyo Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo ayaa Xalay Gaaray Magaalada Doha ee Dalka Qatar,waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Madax ka tirsan Dowladda Qatar. Madaxweyne Farmaajo ayaa isla Xalayba la kulmay Boqorka Wadan Qatar Sheekh Tamiim Bin Hamad Al Thani,waxaana ay ka wada hadleen Arrimo dhowr ah oo ay ka …

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo ka Hadlay Daacish lagu qabtay Gobolka Bari

Garowe–KNN– Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Puntland C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar  Cameey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in 20 kamida Kooxda Daacish ee ku sugan Gobolka Bari ay isku soo dhiibeen Ciidamada Amniga Maamulka Puntland. Madaxweyne Cameey ayaa intaas ku daray in sidoo kale la dilay 5 kamida Kooxdaasi Daacish,waxaana uu Shacabka Reer Puntland ugu baaqay …

Faah-faahin Dagaal Xalay ka dhacay Degaanka No.50 Ee Gobolka Sh/Hoose

No.50–KNN– Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal Xalay illaa Shalay ka dhacay Degaanka Number 50 EE Gobolka Shabellaha Hoose. Saraakiisha Ciidamada Xoogga Ee ku sugan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Warbaahinta u sheegay in dagaalka ka dhacay Number 50 Shabaab looga dilay illaa 6 Dagaalame islamarkaana Nolosha looga qabtay illaa 2 Dagaalame oo Dhaawac …

SOMALIA CAR BOMB KILLS AT LEAST 8 IN CAPITAL, POLICE SAY.

A car bomb exploded in Somalia’s capital, killing at least eight people and injuring 15, police said Wednesday, as the extremist group al-Shabab quickly claimed responsibility. The Somalia-based group has vowed to step up attacks in Mogadishu and elsewhere after the federal government recently announced a new offensive against the group. Targets have included high-profile …

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (24=05=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Xuseen Cabdulle Maxamed iyo Cali Mahad Ibraahim Kadiiye:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:- Halkan ka Dhageeso Warka Habeen Ee Radio kulmiye:–        

A large explosion heard in the capital Mogadishu.

A siucide car bomber hits a busy teashop near Mogadishu main port killing several people and injured more others, KNN reports on Wednesday.
Al-Shabaab claimes responsibility of the attack via its radio Andalus.
More soon.

War Deg Deg ah:- Qarax Xoog leh oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho–KNN–Qarax Gaari loo Adeegsaday ayaa Goor dhow ka dhacay Maqaayad ku taal Xerada Sheelare oo ka soo horjeeda Soomaali Fruit oo u dhow Dakedda weyn ee Magaalada Muqdisho. Gaadiidka Gurmadka Deg Dega ah ayaa hadda wada Daabulida dadkii ku dhaawacmay Qaraxa. Goobjoogeyaal ayaa Noo Xaqiijiyay in ay jirto Dhimasho iyo Dhaawac badan,waxaana halkaas tagay Ciidamo …

Page 1 of 9123Next ›Last »