Home » Entries posted by samira

Stories written by samira

Faah faah qaraxii Dekeda Muqdisho iyo Shabaab oo sheegtay

Waxay faah faahin ka soo baxeysaa qarax xoogan oo gelinkii dambe ee maanta lagu weeraray maqaaxi ku taala agagaarka Dekeda Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir, C/fitaax Cumar Xalane oo shir jaraa’id ku qabtay halka uu qaraxu ka dhacay, ayaa sheegay in qaraxaasi uu ka dhashay gaari miineysan, oo la soo dhigay wadada dhinaceeda. Afhayeenka, …

(SAWIRRO) Booliska oo la wareegay qalab Dowladda Japan ugu deeqday

Ciidamada Booliska Somaliya ayaa maanta la wareegay qalab Booliska loogu deeqay oo ka yimid dowladda Japan oo ka mid ah dowladaha taageera ciidanka Booliska Somaliyed. Qalabkaan oo isugu jira gaadiidka ciidanka ay isticmaalaan iyo Mootooyinka iyo qalab kale, waxaa la wareegay Taliyaha ciidamada Booliska General C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) iyo Wasiir ku xigeenka amniga. Taliyaha …

Ra’iisal Wasaare Khayre oo gaaray Garoonka Diyaaradaha Balli-doogle

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre, ayaa goor dhaw wuxuu gaaray Garoonka Diyaaradaha deegaanka Balli-doogle oo ka tirsan Gobolka Shabellaha hoose. Xasan Cali Khayre, ayaa waxaa la socda xubno ka tirsan Wasiirada Xukuumadda iyo Saraakiisha ciidamada, isaga oo halkaasi u tagay sidii uu u dhiiragelin laha ciidamada Xoogga dalka Somaliya. Wararka ayaa sheegaya in Ra’iisal …

Shabaab oo sheegtay qaraxa Saraakiisha Kenya lagu dilay (SAWIRRO)

Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda qarax miino oo lagu dilay Saraakiil ka tirsan ciidamada dalka Kenya, kaasi oo ka dhacay duleedka Magaalada Garissa ee dalka Kenya. Afhayeenka dhanka hawlgalada Ururka Al Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay Warbaahinta Shabaab ayaa sheegay inay iyaga ka dambeeyeen qaraxaasi miinada ah. Wuxuu sheegay ugu yaraan Shan …

Nin si Xun u Jir dilay Gabar Soomaaliyeed oo Uur laheed oo Xukun adag lagu riday (Daawo Sawirro)

Nin cunsuri ah oo u dhashay Dalka Britain oo jir dil xun u geestay Gabar Soomaaliyeed oo Uur laheed ayaa lagu riday xukun adag oo xabsi ah ,kadib markii Maxkamad ku heshay dambiyo lagu soo eedeeyay. David Gallacher oo 37 jir ah ayaa bishii Agoust ee sannadkii hore waxa uu jir dil iyo aflagaado u …

Magaca qofkii ka dambeeyey weerarkii Manchester oo la shaaciyey & baaritaano weli socda

Sida uu sheegay booliska Salman Abedi oo 22 sano jir ahaa ayuu ahaa qofkii geystay weerarka Manchester oo 22 qof ay ku dhinteen. Abedi wuxuu ku dhashay Manchester asal ahaana waxaa uu ka soo jeeda Liibiya isaga iyo seddax carruur oo la dhalatay ayaa waxay marar kala duwan degeen xaafado ku yaalla Manchester oo mid …

Daawo Muuqaal :Wadanka Aduunka ugu Tuugada badan iyo sida maalin cad la iskaga dhaco Telfoonada gacanta !!

Booliiska mid ka mid dalalka Dunida ugu dadka badan uguna caansan ayaa waxa ay quus ka taagan yihiin Tuugo maalin cad dhaceeysa Mobilada gacanta kuwaas oo wax laga qaban waayay . Dalka Brazil ayaa noqday wadanka ugu Tuugada badan Dunida aanu ku nool nahay , waxaana dalkaan fara ba´an ku haya dhalinyaro raxan raxan u …

Daawo Sawirada: Shaqsigii ugu horeeyay oo Afrikan ah oo loo doortay in uu Madax ka noqdo WHO

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada ee Itoobiya Dr.Tedros Adhanom ayaa loo doortay Madaxa hay’ada caafimaadka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee WHO, waxa uuna noqonaya mas’uulkii ugu horeeyey ee xilkaasi qabta oo kasoo jeeda Qaarada Afrika. Codbixinta ka dhacday Shirweynaha WHO oo ka dhacay Xarunta Qaramada Midoobaya ee magaalada Geneva. Waxaana kasoo qeyb galeen Wasiirada Arrimaha …

1,000 qof oo magangelya doon ah oo ku xayirany jaziiradda Mediterranean

Ku dhowaad 1,000 qof oo magangelya doon ah ayaa lasoo sheegayaa in ay ku xayiranyihiin jaziiradda Mediterranean. Qaxootiga magangelya doonka ah ayaa waxaa dhowaan soo bad baadiyay ciidamada Badda dalka Talyaaniga, waxaana ay kasoo tageen dalka Liibiya. Afar kamid ah maraakiibta ilaalada Bada ee dalka Talyaaniga ayaa ka qeyb-qaatay howlgalkii badbaadada, iyagoo isku dayaya in …

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo sheegay in Al-Shabaab ay qafaasheen 25 qof

Mas’uuliyiinta gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay in Al shabaab ay qafaasheen ilaa 25 qof kadib, weerar habeen hore ay kusoo qaadeen deegaan u dhexeeya Afgooye iyo Marka. Sidoo kale wararka ka imanaya deegaanka Number 50 ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay dileen hal qof ayna tira kale dhaawaceen. “Habeen hore fiidkii ayaa Al Shabaab waxaa ay …

Page 1 of 8123Next ›Last »