Home » Entries posted by Sahra Xanaan

Stories written by Sahra Xanaan

Xog: Maxaad kala socotaa laba dal oo uu ku wajahan yahay madaxweyne Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) – Sida aan kasoo xiganay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweynaha dalka Maxamed C/llahi Farmaajo uu aqbalay 3 casuumaad oo uga timid Seddex dal. Wararku waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha uu aqblay casuumadahaasi oo uga imaaday dalalka Masar, Bahreyn iyo Qadar oo uu iminka u […]

Arrin cusub: Xiddig oo faro-galin ku haya wadahadalka Somaliland iyo Khatumo

Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Khatumo ayaa shaaca ka qaaday in faragalin ba’an lagu hayo wadahadalka kala dhexeeya maamulka Somaliland. Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar oo la hadlaayay Idaacada SMN ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo kamid ah BFS uu faragalin qaawan ku hayo Hanaanka uu u socdo […]

Xildhibaan sheegay in DF ay ka gaabisay hal arrin oo muhiim ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Afrax oo loo yaqaan ”Kabaale”, ayaa dhaliil xoogan u jeediyay dowlada Somalia, kadib markii uu sheegay inay ka gaabineyso in dhaqaalihii loogu dhiibay dadka tabaaleysan aysan weli gaarsiin. Xildhibaanka ayaa sheegay inay jiraan kumanaan qof oo aan heysan cuno, dawo iyo daryeel ay ku noolyihiin duleedka magaalada Muqdisho, […]

Xildhibaan sheegay in DF ay ka gaabisay hal arrin oo muhiim ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Afrax oo loo yaqaan ”Kabaale”, ayaa dhaliil xoogan u jeediyay dowlada Somalia, kadib markii uu sheegay inay ka gaabineyso in dhaqaalihii loogu dhiibay dadka tabaaleysan aysan weli gaarsiin. Xildhibaanka ayaa sheegay inay jiraan kumanaan qof oo aan heysan cuno, dawo iyo daryeel ay ku noolyihiin duleedka magaalada Muqdisho, […]

Sawirro: Farmaajo oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Doha

Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed ”Farmaajo”, ayaa galabta u amba baxay Magaalada Doha ee dalka Qatar. Madaxweynaha iyo wefdigiisii oo ku sugnaa dalka Jabuuti, ayaa diyaarad gaar ahi ka raacay Garoonka Magaalada Djibouti. Safarka Madaxweynaha ayaa ku qotoma sidii dowladda Soomaaliya ay taageero amni iyo mid dhaqaale uga heli lahayd dalalka Qatar. […]

Somali doctors to meet with community about measles

MINNEAPOLIS – Somali doctors are planning a special meeting on Wednesday to talk about the recent measles outbreak in Minnesota. According to a Facebook invitation, Somali doctors want to make themselves available to answer questions from members of the Somali community about measles, and also address community members’ concerns about vaccinations and autism. The Minnesota […]

Sawirro: Sidee ayuu u dhacay Kormeerka R/W Kheyre ee Garoonka Balli-doogle

Afgooye (Caasimada Online)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiirro, Xildhibaano ka tirsan labada aqal iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada Ciidanka Cirka ee degaanka Balli Doogle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ra’iisul Wasaaraha ayaa la […]

Sawirro: Xogo dheerad ah oo kasoo baxaaya weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online)-Qarax xoogan, ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay maqaaxi ku taala ka soo horjeedka Dekeda Magaalada Muqdisho. General Axmed Xasan Maalin, oo ah Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Banaadir, ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 5 qof ay ku dhinteen qaraxaasii, halka toban kalana ay ku dhaawacantay. General Axmed Xasan Maalin, waxa uu sidoo […]

Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo u kictamay dalka Qadar

Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay Safar qaatay laba maalin oo uu ku joogay dalka Jabuuti. Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugnaa magaalada Jabuuti kulan la qaatay dhigiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geele oo ay kawada hadleen arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka labada dal, Amniga iyo Siyaasada. Inta […]

Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay agagaarka dekedda Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Weerar la sheegay inuu ahaa Ismiidaamin ayaa waxa uu goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Weerarka oo ahaa mid intiisa badan laga maqlay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhow dekeda Muqdisho ee degmada Xamar Jajab. Warar hordhac ah ayaa sheegaya in weerarka lala beegsaday Maqaaxi ku […]

Page 1 of 8123Next ›Last »