Home » Entries posted by Maxamed Axmed Xasan

Stories written by Maxamed Axmed Xasan

Xildhibaan Yuusuf Kabaale oo ku baaqay in wax loo qabto Barakacayaasha ku dhibaateysan Duleedka Muqdisho.

Xildhibaan Yuusuf Ibraahim Afrax ( Kabaale ) oo uu Wehliyo Guddoomiyaha deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho Cabdiraxmaan Axmed Cali Garyare ayaa maanta booqday Kaamka Sablaale oo ku yaalla Duleedka Muqdisho kaas oo dhawaan ay ku geeriyoodeen inkabadan 74 Caruur ah. Mudane Yuusuf Kabaale iyo Masuuliyiinta wehlisay ayaa mid mid ah u galay Aqallada ka sameysan […]

Warsaxaafadeed: Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabogabeeyay booqasho labo maalin ah oo isaga iyo wafdiga uu hoggaaminayay ay ku joogeen Jamhuuriyadda Jabuuti. Waxaan galabta kusii jeednaa dalka Qatar oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka helay casuumaad rasmi ah Amiirka dalkaasi Sheekh Tamiim Bin Hamad Al Thani. Safarka Madaxweynaha ayaa ku qotomo sidii dowladda Soomaaliyeed […]

Madaxweyne Farmaajo,Oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Lagu Furayay Dekad Cusub D/Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) oo weli ku sugan dalka Jabuuti ayaa  Maanta dalkaasi uga qeybgalay Munaasabad xariga looga jarayay Dekad cusub oo laga dhisay Gudaha dalkaas. Madaxweyne Farmaajo,ayaa Casuumaad ka helay dhigiisa dalkaasi Jabuuti waxaana kulan ay ku yeesheen Gudaha dalkaas ay ka wada hadleen sidii looga wada shaqeyn lahaa amniga iyo xiriirka […]

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Oo Qaabishey Wafuud Heer Caalami Ah

Madaxweyne kuxigeenka  Maamul Goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa saakay subax nimadii qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay madaxa xafiiska UNOCHA ee Soomaaliya Mr. Justin Brady oo uu wehelinayo madaxa xafiiska UNOCHA ee  Puntland Mr. Francis Lenoh. Kusimaha Madaxweynaha iyo madaxda ka socotey hay’adda UNOCHA ayaa waxa ay kawada hadleen […]

MEDIA ROUNDTABLE INVITATION: WEDNESDAY 24TH MAY 2017 08:30 AM -11:30 AM AT ALLIANCE FRANCAISE, NAIROBI

The Somalia NGO Consortium, The Inter Agency Working Group (IAWG) and some of its members are holding a Media in a breakfast meeting in Nairobi. This email comes as a polite reminder to participate and attend Media Round-table Breakfast Briefing on Pre-famine situation in Somalia and its impact in the Horn of Africa region ‘Averting […]

Igu Sawir  waa la isku Fahmay , waxqabad -na Ma noqon karo!!!

Dhaqan cusub ayaa yimid, IGU SAWIR ayaa la bartey, ilbaxnimo iyo horumar ayaa loo arkay, dhoolo tus ayaa caado laga dhigtay, is muujin ayaa la moodey in kalsoonida shacabka lagu heli karo, sheekada la yiraahdo IGU SAWIR waa arin ugub oo aan horey loogu aqoon Dawladihii Wadanka soo marey balse ay la yimaadeen madaxda Federaalka […]

Al-Shabaab oo Tababar u soo Xiray Ciidamo ay ugu talagaleen inay weeraro ku qaadaan Dalka Kenya +Sawiro

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa tababaro loo soo gabagabeeyay, iyadoo Ciidamada Shabaabka ee tababarka loo soo xiray ay intooda badan ay ahaayeen kuwo u dhashay dalka Kenya, kuwaasoo maalmahaan Tababar ku qaadanayay deegaano ka mid ah koonfurta Soomaaliya. Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) Afhayeenka Al-Shabaab ayaa soo xiray tababarka la siiyay Ciidamadaan Shabaabka ah, wuxuuna […]

CECAFA sends condolence over the killing of a football coach in Somalia

Council of East and Central Africa Football Association [CECAFA], has expressed its deepest condolence following the killing of a football coach and the injuries of two footballers in Somalia on Monday.   “I am deeply sorry for the sad news of the shooting incident outside Mogadishu which claimed the life of the coach and injury […]

Football death: One killed, two wounded in Somalia gunfire

Somali Football Family is in shock and sadness after a football coach was killed and two players were wounded in what seems to be accidental gunfire late on Monday afternoon while they were traveling on a busy road which witnessed heavy security operations through the day.   Initial reports indicate that soldiers opened fire on […]

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo kulan sogootin ah u sameeyey Macalimiin Masaariya.+Sawiro

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan sogootin iyo mahad celin iskugu jirta u sameeyay Macalamiin barayaal ka ahaa Iskoolada iyo Jaamacadaha ku yaala Muqdisho kuwaasoo ka yimid dalka Masar haatana dib ugu laabanaya dalkoodi,waxaana munaasbadan ka soo qayb galay Xildhibaano,qaar kamid Golaha Wasiirada iyo Macalimiinta la sogootinayay. Wasiirka Waxbaraashada Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir […]

Page 1 of 212